Nidaamka Maamulka Tikidhada Diyaaradaha ee Africa

Flight Booking & Agency Management System

Shirkad safar ah? Agent gaar ah? Waxaan kuu ogolaanaynaa akoon gaarkaaga ah oo aad ku gooyso tikidhyada macaamiishaada, ku hesho PDF otomaatig ah, kuna maamusho shaqaalahaaga — adiga oo leh logo iyo branding gaarkaaga ah.

1+
Shirkado Firfircoon
2+
Tikidh la gooyay
16+
Diyaaradood

Sidee Loo Bilaabaa

Saddex tallaabo oo fudud ayaad ku bilaabi kartaa maamulka tikidhyadaada.

📝
TALLAABADA 1

Buuxi Foomka Codsiga

Ka hoosta bogga, buuxi magacaaga, shirkaddaada (haddii aad leedahay), iyo lambarkaaga.

📞
TALLAABADA 2

Waan Kula Soo Xiriiri

Waxaan kula soo xiriiri doonaa lambarkaaga si aan u xaqiijino xogtaada oo aan kuu diyaarino akoonkaaga.

🚀
TALLAABADA 3

Bilow Shaqada

Ku soo gal akoonkaaga, bilow gooynta tikidhyada, oo si otomaatig ah u hel PDF-ka macaamiishaada.

Waxa Nidaamku Kuu Qabanayo

🎫

Gooyn Tikidh + PDF Otomaatig

Buuxi foomka hal mar, PDF-ka tikidhka si otomaatig ah ayuu u soo baxaa oo diyaar u ah in la daabaco/la diro.

🏢

Branding Gaarkaaga Ah

Logo-gaaga, magaca shirkaddaada, iyo currency-gaaga ayaa ka muuqda tikidhyada iyo dashboard-kaaga.

👥

Maamul Shaqaalaha

Ku dar, joojin, ama tirtir agents-kaaga — mid kasta wuxuu leeyahay login gaarkiisa ah.

📊

Warbixino & Reports

Eeg wadarta lacagta iyo tikidhyada, shaandhee taariikh/shaqaale, soo dejiso CSV.

🔒

Xog Aamin Ah

Xogtaada (tikidhyada iyo macaamiisha) kama muuqato mana bedeli karo shirkad kale.

💳

Pricing Gaarkaaga Ah

Dejiso currency-gaaga iyo faahfaahinta bixinta lacagta ee macaamiishaada.

Codso Akoon Shirkadeed ama Agent

Ha ahaato shirkad rasmi ah ama qof shakhsi ah oo agent u ahaan rabo, buuxi foomka hoose — waan kula soo xiriiri doonaa.

💳 Ama Toos Nagala Soo Xiriir

Si aad u hesho Username & Password aad ku gooyso tikidhada, fadlan ku soo dir lacagta akoonka Evc Plus / Hormuud nambarkan: 611444400. Kadib marka aad lacagta soo dirto, nagala soo xiriir WhatsApp-ka si akaunkaaga loo furo.

EVC Plus / Hormuud
📱 611444400
WhatsApp
💬 611444400
💬 La xiriir WhatsApp